Sentence Types Practice

Re: Sentence Types Practice

by AbdiAziz Ali Salad -
Number of replies: 0
Sentence patterns waa qaabka jumladaha loo dhiso si ay macne u yeeshaan. Af-Ingiriisiga, jumlado badan waxay raacaan qaabab fudud sida:
• Subject + Verb (S + V)
She sleeps.
• Subject + Verb + Object (S + V + O)
He reads a book.
• Subject + Verb + Complement (S + V + C)
They are happy.